New safety enhancements are coming to Rainier Ave S! Please call for translation: (206) 727-8697
አዳድስ ደህንነት ማበረታቻዎች ወዴ ሬይነሪ መንገድ እየመጡ ናቸው።ለትርጉም በሚከተለው ይደውሉ፥ (206) 727-8697
我們將在RAINIER AVE 行新的安全改進。請致電要求翻譯:(206) 727-8697
Nageenya foyyeessuun haarawaa gara Daandii Rayineer S dhufaa jira. Maaloo hiikaadhaaf bilbila: (206) 727-8697
Hagaajino ammaan cusub ayaa lagu samayn doonaa Waddada Rainier Ave S. Fadlan ka wac turjumaanida: (206) 727-8697
Próximamente: nuevas mejoras para la seguridad de la Avenida Rainier sur. Por favor, llame para servicios de traducción al: (206) 727-8697
Mga panibagong pagpabuti ukol sa inyong kaligtasan ang darating sa Rainier Ave S. Mangyaring tumawag para sa pagsasalin: (206) 727-8697
ሓደሽቲ ናይ ድሕነት መጠናኸርቲታት ናብ RAINIER AVE S ይመጽኡ ኣለው፡፡ ብኽብረትካ ኣገልግሎት ትርጉም ንምርካብ ተሌፎን ደውል: (206) 727-8697
Các cải tiến về an toàn mới đang đến với Đại lộ Rainier Ave S. Xin gọi phiên dịch số: (206) 727-8697
ISBEDEL AYAA KU SOO SOCDA RAINIER AVE S!oo aanu qorshaynaynaa habayn cusub oo waddooyinka ah sanadkan qaybaha iyo dhammaan mashruuca guud ee sanadka soo socdana (ka eeg hoos).
WADADU SIDEE AYAY U EKAAN DOONTA?Fikradda qaabka waddooyinka ayaa sida caadiga ah waxaa ka mid ah wadiiqada baarkinka (ama dhanka galbeedka ama midka bariga waddada), hal dhinac oo wadista oo jiha kasta ah, xariiqa gadaal u leexashada, iyo qadka basaska.Waxaan sii wadeynaa ilaa 70% goobta baabuur dhigashada, laakiin wadooyinka qaar waxaa ku jiri doona qadka baska iyo meel u dhow xariiqda baarkinka. Waxaanu gaareynaa deriska xaafadaha ku yaala si aan uga helno isbeddelka habka jidka.
Kulamada waxaa ka mid ah in ka badan 1,200 oo jawaab wax-ka-qabasho ah oo luqado badan, dhowr kulamo lala yeeshay dadka deggaanka iyo ganacsadayaasha, iyo ka qaybgalka dhacdooyinka kala duwan ee beesha.Waxaan sii wadeynaa inaanu ku soo daro ganacsatada degaanka nagu dhow iyo dadka degaaanka anagoo kula kulmayna guryahood iyo kulanada kooxaha bulshada. Nala soo xiriir si aad wax dheeraad ah uga ogaato!
[email protected] | (206) 727-8697www.seattle.gov/visionzero/projects/rainier-ave-s
Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ee ku socda Rainier Ave SSABABTA?Rainier Ave S waa wadada ugu shilalka badan Seattle. Waxaanu ka shaqeyneynaa sidii aan uga dhigi lahayn mid amaan u ah qof walba. Sannadkii 2014, waxaan biloownay geedi socod wada shaqeyn si loo hagaajiyo Rainier oo qayb ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030. Wajiga 1aad, waxaan dib u hagaajinay waddada udhaxeysa S Alaska St iyo S Kenny St oo si guul leh kor loogu qaaday ammaanka. Sannadkan iyo sanadka soo socda waxaan dhameyn doonaa Wajiga 2 inta u dhexeysa S Kenny St iyo S Henderson St.
MAXAA SOO SOCDA?Sannadka 2017, waxaan ku weydiinay jawaab-celintaada isbeddellada suurtagalka ah. Mowduucyada ugu sarreeya ee aynu maqalnay waxay ahaayeen taageero si loo hagaajiyo ammaanka iyo basaska inay si joogto ah u socdaan.
Ka dib markii dib loo eegay jawaab celinta beesha, la shaqeynay wadaagayaasha King County Metro, iyo sameynta qaabaynta gaadiidka, sanadkan, waxaan ku sameeynaynaa horumarin weyn isgoyska kasta (eeg khariidada). Waxa kale
2019Beddelka jihada jidka ee qaybaha iyo hagaajinta isgoysyada si wax looga qabato qaababka shilalka
2020In la dhamaystiro qaabka jidka cusub ee aagga mashruuca si loo hagaajiyo ammaanka iyo helitaanka basaska
Qadka baska ama xariijinta baarkinka (midig u leexasho wa la ogol yahay)
Xariijnta dhexe ee leexashada
Qadka baska (midig u leexasho wa la ogol yahay)
Waddada woqooyi u socota
Waddada darawalka ee koofurta u socota
*Muujintan cabir ma
QAABKA WADDOOYINKA MUSTAQBALKA
MAXAA LOO YAREEYAY TIRADA XARIIJIMAHA SAFARKA?Yareynta tiradda guud ee xariijimaha safarka guud ee socdaalka ayaa la xaqiijiyay inay yareeyso xawaaraha - waa arrin muhiim u ah xawaaraha iyo darnaanta shilalka.
Ku darida xariiqa laynka dhexe ayaa hagaajin doonta ganacsiga iyo gaadiidka xaafadaha iyo ku darida waddooyinka basaska waxay sii wadi doonaan dhaqaaqida basaska. Waxaan si taxadar leh ula socon doonaa xawaaraha iyo tiradda gaadiidka agagaaraha mashruuca waxaanu sameyn doonaa isbedel marka loo baahdo.
QAABKA WADOOYINKA CAADIGA AH EE HADDA JIRA
SOMALI
AMMAANKA IYO HAGAAJINTA BASKA
Rainier & Graham Safe Routes to School 1 Rainier & Holly2 Rainier & Othello3
Rainier & Rose4 Rainier & Henderson6Rainier & Cloverdale5
Maxay yihiin isbedeladaan?Waxaan baarnay sida u dhacaan shilalka dhammaan isgooysyadda waaweyn. Horumarintaan waxaa loogu talagalay in ay hoos u dhigto xawaaraha socodka, sii wadaan basaska, iyo inay fududeeyaan socodka Rainier.
Sideen u akhriyaa khariidada?Nambarada jaalaha ee khariidadda mashruuca waxay u dhigantaa khariidadaha xuddunta u ah isgoysyada. Falaaraha guduudan ayaa muujinaya halka aan wax ka bedelayno habka waddooyinka ee sanadkan. Waxaan dhameystirnaa habka cusub ee jidka loo maro meheradda mashruuca sanadka soo socda.
ONLYBUS
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
Rainier BeachCommunity
Center
S HENDERSON ST
RAINIER AVE S
N
New school zone beacon
Aagaga cusub ee dugsiga
Midig uleexasho cusub
Sherwin-Williams
Bank of America
In la yareeyo wakhtiga sugitaanka dadka lugaynaya
ONLYBUS
ONLYBUS
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLYBUS
S CLOVERDALE ST
S CLOVERDALE PL
RAINIER AVE S
N
Calaamadaha cusub iyo jihooyinka bidix ee loogu talagalay dadka ku wado koonfurta iyo waqooyiga
Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira waqooyi / koonfur-ta
Beddelista waqtiga nalka si dadka lugaynaha u helaan waqti fiican
Medhane-Alem Evangelical Church
South LakeHigh School
New StarMini Mart
WABASH AVE S
S ROSE ST
S ROSE ST
S ROSE ST
RAINIER AVE S
Ethiopian Community in
Seattle
N
Balaarinta Isgoysyada
StarNail Spa
UnionStore
Bilisee Market
MahaddaayMini Market
HamarwayneMini Market
In si cad loo calaamadeeyo "Gaari lama dhigan karo"
ONLY
BUS
La dayactiro wadiiqada socodka si uu u furo goobta baska
S GRAHAM ST
RAINIER AVE S
46TH
AVE
S N
Ilaa Aki Kurose Middle School
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
BUS
ONLY
BUS
ONLY
BUS
ONLY
BUSONLY
BUS
Bixitaan ma laha Rainier
La ballaariyo wadiiqada socodka si loo hagaajiyo ammniga dadka lugaynaya
Hagaajinta barta baska
Bedelka jajabka geeska
Kor u qaadista isgoyska
7-11
Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira Wadada baska ee waqooyi/koonfurta
S HOLLY ST
Southeast SeattleSenior Center
Café Avole
RAINIER AVE S
In la ballaariyo wadiiqada socdka si loo hagaajiyo ammniga dadka lugaynaya
Dayactirka wadooyinka socodka
N
Bedelida badhanka riixida ee dadka iyadoo laga dhigayo badhamada sahlan ee ADA
Dib ugu soo dejinta birta meelo u dhow isgoyska
Soo gaabinta isgoyska
In la bedelo nalalka geeska
ONLYBUS
ONLYBUS
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
ONLY
S OTHELLO ST
RAINIER AVE S
N
Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira waqooyi / koonfurta
Ballaadhinta Isgoysyada si loo wanaajiyo aragtida
Beddelista waqtiga nalka si dadka lugaynaha u helaan waqti fiican
Honest Jack's Discount Auto Parts
Seattle Cannabis Co
Los Tinos Mexican Restaurant
Valerogas station
S KENNY ST
S GRAHAM ST
Seattle Fire Station 28
Green Dot Rainier Valley Leadership Academy
M L King Jr Elementary
Graham HillElementary
South ShoreK-8 Rainier Beach
Library
Rainier BeachHigh School
S HOLLY ST
S MORGAN ST
S EDDY ST
S WILLOW ST
S CLOVERDALE ST
S KENYON ST
S ROSE ST
S ELMGROVE ST
S MYRTLE ST
S FRONTENAC ST
S OTHELLO ST
S FONTANELLE ST
S AUSTIN ST
S HOLDEN ST
39TH AVE S
42ND AVE S
44TH AVE S
46TH AVE S
51ST AVE S
55TH AVE S
57TH AVE S
ISLAND DR S
MLK JR W
AY
SEWARD PARK AVE S
RENTON
AVE S
RAINIER AVE S
RAINIER AVE S
N
2
4
South LakeHigh School
1
LEGEND Laynka baska Waxaa loo bedelaya 1 dariiqa safarka (midig u leexashada waa la ogol yahay) Hagaajinta sida yareeynta xawaaraha iyo kor in loo qaado Wadada
LAGA BILABO RAINIER AVE S ILAA KENNY IYO HENDERSON Calaamadeynta wadada iyo meelaha isgoysyada Hagaajinta aragga calaamada joojinta Ku rakibidda calaamado cusub laynka safka Hagaajinta wakhtiyada nalka socodka gaadiidka Yareenta xadka xawaaraha ilaa 25 mph
3
5
6S HENDERSON ST
DunlapElementary
Top Related